Beesha gidir karanle waa beel wayn oo somaliyaen kuna mid ah karanle hawiye oo curadka hawiye aha beesha waxay dhalo wadaagaan 4 kaariye sixawle iyo mursade beesha waxa deegan ahaan dagata somali

muqdisho ayaya saaid ugu badan tahay

iyo meelo kalae sida Ethiopian iyo keniya

Ethiopian waxay ka dagata jigjiga goday

iyo dhadhamne iyo fiiq keniya waxay ka dagta

nirobi iyo isle sidoi kalae beesha waxa dagan yihin oo comunty sida Minnesota beesha waxay uu kala baxada waa 4

moo kala aha abokara warneef iyo abshale

rarye beesha waa beelaha ugu badan somalida lakiin meelo kala foga bay kala dagan yihin gidir karanle waa kan dhalay habar gidir iyo hiraab oo mudulud