File:Sawirka maamulaha Gallery.jpg

genberi trading and investment group waxaa la asaasay 2021 waxaa aasaasa CEO na ka ah osman ibrahim mohamed ku dhashay somaliya/mogadishu gaar ahaan degmada waaberi sharkada G.T.I.G waa sharkad ganacsi oo yaar ah waxaan loo aas aasay ka qeeb qaadashada kobcinta dhaqaalaha dalka somaliya. waxaa hoostaga sidax qeeb oo ganacsi kuwaas oo kala ah G fashion G qeyraad iyo G maalgili kuwaan oo ganacsiyo iyo iyo hoolo kala duwan qabta sida magacyadooda aan ka dheehan karno hadii aan idin sii sharaxnana G fashion waa brand dhar oo sameeya ama iibiya dharka noocyihiisa kala duwan dumarka raga iyo caruurtaba . G qeyraad waxaa iyada loogu tala galay ka faa'ideesiga qeyraadka dalka iyadoona hadafka loo aas aasay uu yahay kobcinta wax soo saarka iyo iibgeenta qeyraadka dalkeena somaliya.