Talxe ✅ Waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliya. Talxe amaanreer waa beel ka mid ah beel-weynta Mareexaan.

Talxe(Dhalxa)

Meelaha ay ku badan yihiin

Soomaaliya[1]		
Itoobiya		
Yemen		
Kenya		
United Kingdom		
Maraykanka		

Luqada Af-Soomaali

Diinta Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan Majeerteen, Dishiishe, Dhulbahante, Leelkase, Cawlyahan, Warsangali iyo Beelo kale

Intiisa badan Talxe wuxuu ku dhaqan yahay gobolka Jubbada Hoose, Gedo iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, gobollada dhexe ee Galguduud iyo Mudug, gobolka Somaali Galbeed, iyo dhanka xaduud beenaadka Gobolka Waqooyi Bari Kiinya.[2]