Hussein Aden Sulleiman ama Hussein Aden Cartan waa aqoon yahan soomaalilyeed oo bartay cilmiga kiimikada, wuxuu ka baxay jaamacada camuud, gaar ahaan kuuliyada waxbarshada, asagoo ka diyaariyay maadada chemistry-ga kana shaqeeyay meelo badan oo ka mida dhulalka soomaalida, waqti xaadirkan wuxuu wadaa daraasaad ku saabsan ganacsiga. wuxuu ku dhashay goobta lagu magacaabo laymadh ee dooxada doalya oo ka tirsan degmada dararweyne ee hoostagta degmada ceel-afweyn ee gobolka sanaag jamhuurriyada soomaaliland bishii 1aad ee sanadkii 1992-kii. wuxuu waxbarshada malcaamada, dugsiga hoose dhexe sare ku qaatay dagmada ceelafweyn Cite error: A <ref> tag is missing the closing </ref> (see the help page).

]]