Aadan Yoonis Daanweynle Wacbuudhan Abgaal Cismaan ==

Taariikh Nololeedka Aadanyoonis

Aadanyoois Daaweyle Wacbuudhan Abgaal . Aadan Yoonis waxa uu ka

soo j eeda qabiila soomaliya waxa uu ku abtirsadaa Hawiye waxa uu ka

yahay Abgaal waxa uu ka siiyahay Wacbuudhan Daanweynle Aadan

Yoonis waxa uu uka baxaa 5 l afood oo waa weyn Eebakar Cumar

,Cismaan Cumar, Cali Cumar Yabadhaal Cummar Tolweyne oo ah

adeerkooda. Adan Yoonis Waxa uu dagaa Deegaanada kala ah .

❖ Waxa uu dagaa 17 degmo ee Muqdisho i yo Duuleedka Magaalada

Muqdisho.

❖ Godkobash

❖ Garas i yo aqab

❖ Salaamakumi

❖ Garsaboor

❖ Garsaalaweyn

❖❖ Shabeelada Hoose

❖ Baraawe ee Caasimada koonfur galdeed

❖ Kuunyobarow

❖ Kuryunwaaray

❖ Sablaale

❖ Marko

❖ Janaale

❖ Qoryooley

❖ Maduulow

❖ Goleyn

❖ Cambarey

❖ Buulomareer

❖ Daafeed

❖ Walaeyn

❖ Afgooyo

❖ Carbis

❖ Lafoole

❖ Calamabada

❖ Siinka Dheer

❖ Foorilow

❖ Tareedishe

❖ Degmada Kaxda

❖ Deeganka Jasiiro

❖ Jadabgeele

❖ Arbacow

❖ Godbulsho

❖ laabudaale

❖ Baroorow


❖❖ Jubada hoose iyo Jubada dhexe

❖❖Gobalka waqooyi bari ee ismaamulka kenya

❖❖ Shabeelada dhaxe

❖Ceelbuur kajooni ❖Bashaqle ❖Boohi Aqabley ❖Qooree ❖Warciise ❖ Aadan Yabaal ❖Ceelka Rummidheere


❖❖❖❖❖SOOMAALI MUSLIM

Qoraaga waa Maxamed Nuur Maxamed