Sanaag

Gobalka sanaag wuxu ka kooban yahay 5 degmo iyo 145+ tuloyoin iyo degaanno. Casimda gobalkuna waa ceerigaabo.

5 ta degmo ee gobalku sidey u kala weyn yihin waa

1: ceerigaabo 2: badhan 3: dhahar 4: laasqorey 5: ceel afweyn

Tirakoobki ugu danbeyay ee gobalka sanaag 2021 waxa lagu sheegay in ey ku noshahay tiro kor u dhaaftay 712.00 oo qof waxana la tilmaama in eey dadka reer miyiga ah ee gobalkaas kunool in tiradoodu aad badan tahay.


Qabiilada kunool gobalka sanaag ?

Gobalka sanaag waxa degan majorty labo qabiil oo lagu magacaabo harti iyo isaaq waxana lookala degan yahay tiro ahaan, 90% harti, 10% isaaq

Tiro ahaana waxa eey shegtay hayada JSM In 85% dadka gobalka degan eey yihin harti halka 15% la shegay in eey yihin besha isaaq

Kani waa qormadii eey hayada JSM eey soo saartay.

Warsangali 80% degaan ahaan & tiro ahaana 75%

Dhulbahante degaan ahaan 10% tiri ahaana 5%

Habar yoonis degaan ahan 10% tiro ahaana 10%

Habar jeclo degaan ahan 5% tiro ahaana 5%