--Samaale1 (talk) 06:08, 12 January 2013 (UTC)--Samaale1 (talk) 06:08, 12 January 2013 (UTC)Asc Wr Wb Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbinayaa Taariikhda samaale Iyo Sida aay iskula dhasheen Samaale wuxuu dhalay Sagaal wiil oo kala Baha ah:

1.Gardheere samaale

2.Irir Samaale

3.Mayle Samaale

4.Maqaare Samaale

5.Xamare Samaale

6.Xariire Samaale

7.Gurre Samaale

8.Gariire Samaale

9.Yaabur Samaale



1..Gardheere Samaale (waa curadka Samaale). Waxaa ka farcamay oo uu dhalay Garjante Gardheere, Riyale Garjante, Mataan Riyaale, oo ISNA dhalay Saransoor Mataan. Ilma Saransoor waa afar oo kala ah: Gaaljecel Saransoor, Dagoodiye Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saransoor.

2....Mayle Samaale (((waa curud kuxigeen))) waxaana kafarcamay sida Mahamed meyle wuxuu dhalay . xawadle ...xawaadlihii ayaa sii dhalay 2 wiil oo kala ah sidaan 1:miinlawe xawaadle ...((((minlaawe wax muusan katagin ))) 2:midigsame xawaadle- wuxuu dhalay sidaan 1:alla gumar ....waa laf gooni utaagan ilaada dagane Ethopia iyo somali 2:lo,doone .......((((wuxuu dhalay)))) sidan 1: wacwacaale lo,doone.... 2: Diintii waaq Lo,doone ......((waxa udaga dhoobey)) 3: Bariisame lo,doone 4: Gaada Neceb Lo,doone 5: Ishaarabe lo,doone..........((waa yaaquub ciise)))) Wacwacaale Lo,doone ....((wuxuu dhalay)) sidaan 1:Cabdi Raxman Wacwacaale Lo.doone((dagan hiiraan)) 2: Samatalis Wacwacaale Lo.doone...((dagan hiiraan))) 1:Samatalis Wacwacale .....((wuxuu dhalay ))) sidaan

1:Yusuf ..samatalis.....((dagan hiiraan iyo konfurta))

2:Dige samatalis.......

3: Faramage samatalis...((Waa Ugaasyada lama taabtan ah ))

4: Cabdale samatalis...

3:.....Irir Samaale oo ay ka soo jeedaan Dir iyo Hawiye. waa dadka ugu badan somaliya waxa kamid ((dirta waa dad badan isaaqa waa kamid yahay )) Waxayna ladhasheen....((ahmed hawiye irir smaale )))

Abgaal

• Shiikhaal

• Silcis

• Udeejeen

• Wacdaan

• Wadalaan • Hiilebi

. Habargidir

• Hintire

• Jijeele

• Moobleen

• Murusade


• Muranle


meeshaan laguma soo koobi karo waa dad ilaah badiyeey lasoco qeybta ...2


waxaa idiin soo diyaariyey prof abdi fitah ahmed adan all hiiraani