Nabadoon maxamed kulmiye mayle (madaxkoor)
nabadoon maxamed kulmiye mayle (allah ha u naxaristo)
Taarikhdiis
maxamed kulmiye mayle wax u ku dhashtay gobolka shabele dhexe garhan mahaday tarikhad marka ay ahed 1940 . Waxbarashadis kuso qadatay dugsi hose mahaday marka u dugsid dhexe garay uso waregay caasimad dalka somalia muqdisho. Allah ha u naxaristo nabadoon madaxkoor wax u ahaa nabadoon cadaalad badan o samafal o deeqsi badan oona somali nimad iyo islam nimada ku wayne qalbigis . Nabadoon madaxkoor wax lo dooratay (golaha midnimada beesha gaaljecel )xilkas wax u ku mutaystay howl karnimadis iyo daacad nimadiis. nabadoon wax qabadkisa wax ka mid ahaa in u sabab u noqtay in u hormaray deeganada ay dagan beesha gaaljecel somalia ilaa ethiopia .
Tusaale ahaan degmad shaw o ku taala gobolka hiiran wax ay noqtay degmo ku hormarto caafimad nabad iyo ganacsi waxan sabab u ah arintas in ay ku tilaabsato degmada allah subxanwatacall kaso sukowa nabadoon madaxkoor allah .
nabadoon haaji maxamed kulmiye mayle wax u ah nabadoon aad iyo aad u jecl yihin umada somaliyed meel walba joogan .
marnaba qalbigeyna kama goaya wanaaga u sameya umad somaliyed meel walba joogta allah ha u naxaristo haaji maxamed kulmiye mayle